• Af-soomaali
  • English
Waddani
  • Home
  • The Party
    • About
  • Gallery
  • Event
  • Blog
  • Contact
  • Home
  • -
  • News
  • -
  • Xisbiga WADDANI oo cambaareeyey hadalka taliye Taani

Xisbiga WADDANI oo cambaareeyey hadalka taliye Taani

10 May 2024 Super Admin No Comments News

Mas’uul ka tirsan Xisbiga Waddani ee Somaliland ayaa ka jawaabay hadal uu shalay jeediyey Taliyaha Ciidanka Militariga Somaliland, waxaana uu mas’uulku hadalkaasi ku tilmaamay mid halis ku ah wadda jirka umadda.

 
Xisbiga ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi inuu mawqif cad iska taaggo hadalka Taliyaha.
 
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
 
prev post next post

Leave a Comment Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

Xisbiga WADDANI ayaa 10 May 2024
Xisbiga WADDANI oo 10 May 2024
Guddoomiyaha Waddani Oo 10 May 2024
About Us

Founded on the principles of justice, integrity, and inclusivity, Waddani is committed to transforming the future of Somaliland through progressive governance and sustainable development. As a pivotal political force, we are deeply rooted in the aspiration of building a self-sufficient, transparent, and fair Somaliland, recognizing the importance of a collective approach to foster social, economic, and environmental prosperity.

The Party
  • News
  • Videos
  • Photo Gallery
Quick Links
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Contact Us


WADDANI Party,
Head Quarter
Road Number 1, Maamuus Area, Hargeisa

+252-2-540901

contact@xisbigawaddani.com

Copyright © 2024 Waddani. All Rights Reserved.
Made and designed by Africa Tech House