• Af-soomaali
  • English
Waddani
  • Home
  • The Party
    • About
  • Gallery
  • Event
  • Blog
  • Contact
  • Home
  • -
  • News
  • -
  • Guddoomiyaha Waddani Oo Cusbitaalka Ku Booqday Fanaanada Maryan Mursal

Guddoomiyaha Waddani Oo Cusbitaalka Ku Booqday Fanaanada Maryan Mursal

10 May 2024 Super Admin No Comments News

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Oo ay wehelinayaan xubno ka tirsan xisbigaasi ayaa saaka cusbitaalka ku booqday Fanaanada Caanka ah ee Maryan Mursal Ciise oo maalmihii u danbeeyay xanuun u jiiftay. War Qoraal ah oo lagu baahiyay bogga uu Xisbiga Waddani ku leeyahay degelka Facebook-ga ayaa lagu yidhi “Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane, C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa saaka booqday Fannaanada weyn ee Maryan Mursal Ciise Bootan Oo maalmihi u dambeeyey xaalad caafimaad ugu jirtay Hospitalka Royal ee magaaladda hargeysa. 

 
Maryan Mursal ayaa tidhi: Guddoomiye’ Cirro waxaad tahay qofki ugu horreeyey ee Madaxda dalka ah xitta iga soo xukumaddi dalka haysay iga soo horreeyey Abaalkas waan ku haya i soo dhawow Madaxa aan kaa dhunkade Allena ha ku guuleeyo aragaaga waan ku farxay saaka. dhanka kale Maryan ayaa umadda somalida u sheegtay iney caafimaadkeedu ka soo raynayo fiican tahayna hadda. Guddoomiye Xisbiga ayaa isna Alle ugu baryey caafimaad taam ah.”
prev post next post

Leave a Comment Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Recent Posts

Xisbiga WADDANI ayaa 10 May 2024
Xisbiga WADDANI oo 10 May 2024
Guddoomiyaha Waddani Oo 10 May 2024
About Us

Founded on the principles of justice, integrity, and inclusivity, Waddani is committed to transforming the future of Somaliland through progressive governance and sustainable development. As a pivotal political force, we are deeply rooted in the aspiration of building a self-sufficient, transparent, and fair Somaliland, recognizing the importance of a collective approach to foster social, economic, and environmental prosperity.

The Party
  • News
  • Videos
  • Photo Gallery
Quick Links
  • Privacy Policy
  • Terms & Conditions
Contact Us


WADDANI Party,
Head Quarter
Road Number 1, Maamuus Area, Hargeisa

+252-2-540901

contact@xisbigawaddani.com

Copyright © 2024 Waddani. All Rights Reserved.
Made and designed by Africa Tech House